FREE AI RESOURCES

AI u isticmaal dhibaatooyin dhab ah.

Ku bilow AI Bilow Starter Guide. Kadibna isticmaal prompts iyo workbooks practical ah oo kaa caawinaya business, shaqo iyo Content Creation.

12 practical resourcesInteractive tool + guidesInstant guide access
FREE • INSTANT ACCESS

Hel AI Bilow Guide-ka hadda

Geli magacaaga iyo email-ka. Guide-ku isla markiiba ayuu kuu furmayaa.

Ama WhatsApp-ka ka hel

Payment laguma weydiinayo. Xogtaada laguma darayo marketing adigoon oggolaan. Privacy

HASSANAI LIBRARY · BILAASH

Baro. Tijaabi. Wax ku samee AI.

48 resources oo kala ah prompts, qalabka AI, talooyin, casharro, tallaabooyin iyo mashruucyo. Dooro hawl oo tallaabo tallaabo u bilow.

Fur AI Library
BILAASH · INTERACTIVE AI TOOL

Channel-kaaga AI ku dhis — Magac ilaa Video-ga Koowaad

Waxaad rabtaa channel. Laakiin maxaad ku bilaabaysaa? Hal mar geli xogtaada, kadib diyaari magaca, bio-ga, profile-ka, cover-ka, prompts-ka iyo qorshaha 7-da post ee ugu horreeya.

Magacaaga isticmaal ama magac cusub diyaari. Halkan ka fur, tallaabo-tallaabo u dhis.

Hadda channel-kayga aan dhiso
PREMIUM • TRY BEFORE YOU BUY

U baahan CV ama report professional ah? Marka hore tijaabi.

CV $5, full professional report $10, ama complete pack $12. Eeg watermarked demo, kadib clean editable Word iyo PDF files ku iibso WhatsApp.

Tijaabi Professional Templates
START HERE • RESOURCE 00

START HERE — How to Use AI to Solve Real Problems

A beginner-friendly method for turning a real situation into useful AI-supported action.

Haddii aadan hubin resource-ka aad u baahan tahay, kan marka hore isticmaal.

THE LIBRARY

Dooro dhibaatada aad rabto inaad xalliso

Raadi title ama category. Channel Builder-ka halkan ku isticmaal. Guides-ka kale waxay leeyihiin PDF iyo DOCX.

11 resource ayaa la helay

RESOURCE 11Content

Channel-kaaga AI ku dhis — Magac ilaa Video-ga Koowaad

Magac ma haysid? Fikraddu kuma cadda? Hal mar geli xogtaada, kadib diyaari bio, profile, cover, prompts iyo qorshaha 7-da post ee ugu horreeya. Bilaash ku isticmaal halkan.

WhatsApp