← Ku noqo resources-kaBILAASH · HASSAN AI CHANNEL BUILDER

Channel-kaaga AI ku dhis — Magac ilaa Video-ga Koowaad

Channel waad rabtaa. Laakiin magaca, muuqaalka iyo waxa aad soo dhigayso ayaa kaa hor taagan? Hal mar geli xogtaada. Diyaari bio-ga, profile-ka, cover-ka, prompts-ka iyo 7-da post ee ugu horreeya — tallaabo-tallaabo.

Hadda channel-kayga aan dhiso
Magacaaga ama brand cusub8 modules oo practical ahHalkan ku buuxi oo ku isticmaal

Ku bilow Project Brief, kadib fur Channel Kit. Copy-garee prompt-ka oo ku tijaabi AI tool-kaaga; natiijooyinka halkan ku qor. Workbook-ku Af-Soomaali ayuu ku qoran yahay. Jawaabaha browser-kan ayey ku kaydsan yihiin.

Fikradda ha ku ekaan. Hal post dhammee.

Dooro hal audience, diyaari hal script, samee hal video oo tijaabi. Marka aad rabto hagid iyo feedback, eeg tababarrada Hassan AI.

Eeg tababarrada
WhatsApp