
Simple Masterclass
Automating Content Creation
Faham sida idea, prompt iyo AI ay ugu wada shaqeyn karaan content workflow fudud.
Ka dooro course focused ah oo ku saabsan tool aad rabto, ama coaching kaa caawisa inaad goal kuu gaar ah dhisto.
Tool badan kuma wareereyso. Door hal goal, ku bilow course ku habboon, kadibna wax samee.
Faham waxa AI kuu qaban karo, kadib samee prompt-kaaga koowaad.
Idea u beddel script, visual iyo short-form content aad daabici karto.
Ku xiro skill-kaaga shaqo, personal brand ama business.
Kuwani waa masterclasses-ka focused ah. Mid kasta wuxuu ku bilaabmaa tool cad iyo workflow aad tijaabin karto.
Dhammaan courses-ka
Simple Masterclass
Faham sida idea, prompt iyo AI ay ugu wada shaqeyn karaan content workflow fudud.

Simple Masterclass
Isticmaal Gemini si aad u kala habeyso fikrad, research iyo content workflow-gaaga.

Simple Masterclass
Faham sida Claude loogu isticmaalo qoraal, ideas iyo workflow practical ah.
Fiiri cover-ka, goal-ka iyo qiimaha cad.
WhatsApp ku sheeg goal-kaaga; waxaan kuu xaqiijineynaa habka ugu habboon.
Marka access-kaaga la furo, casharrada iyo assignments-kaaga waxaad ka helaysaa Student Portal-ka.
Hassan wuxuu AI workflows u tijaabiyaa Content Creation, Digital Marketing iyo shaqada businesses-ka—kadibna wuxuu si fudud ugu sharxaa Soomaalida. Ujeeddadu waa project aad dhammeystirto iyo next step cad.
Wax badan ka ogow HassanMarka hore fiiri roadmap-ka. Kadib WhatsApp ku sheeg waxa aad rabto inaad sameyso.