← Courses-ka oo dhanBILAASH · AF-SOOMAALI · INTERACTIVE

ChatGPT Masterclass
Fur. Faham. Ku shaqee.

ChatGPT waad furtaa. Laakiin meelaha laga shaqeeyo ma ku wareeriyaan? Ka bilow login ilaa shaqo aad hubisay — adigoo tallaabo kasta gujinaya.

Hadda bilaash ku bilowLacag iyo account midna looma baahna.
10 modules58 tallaabo oo aad gujinaysoWaqtigaaga ku baro
ChatGPT interactive masterclass — 10 modules, 58 steps, free in Somali

Cashar interactive ah oo Af-Soomaali ah: baro interface-ka ChatGPT, tools-ka, Projects iyo habka loo saxo natiijada. Tusaalaha ku tijaabi, kadib xogtaada geli oo samee prompt aad isticmaali karto. Halkan ka bilow bilaash.

  • Ogow halka la gujinayo iyo sababta.
  • Kala saar chat, tools, Projects iyo settings.
  • Diyaari prompt xogtaada ku salaysan iyo checklist.
HADDA ADIGU TIJAABI

Casharka halkan ka bilow.

Guji qaybta la tilmaamay. Fur ‘Maxaa sabab ah?’, kadib ku celi tusaalaha. Shaqadaadii browser-kan ayaad kaga sii wadan kartaa.

0/58tallaabo la tijaabiyey
ChatGPT · Cashar interactive ah
Casharka ayaa furmaya…

Demo waxbarasho oo madax-bannaan: ma aha AI live ah, mana codsado login-kaaga. Muuqaalka dhabta ah iyo features-ku account kasta way ku kala duwanaan karaan.

10 MODULES · XULASHADAADA KA BILOW

Maxaad baranaysaa?

TALLAABADAADA XIGTA

Hal shaqo ku dhammee waxa aad baratay.

Samee prompt-kaaga, ku tijaabi tool-ka dhabta ah oo hubi natiijada. Haddii aad rabto hagid iyo feedback, Hassan kala hadal tababarka kugu habboon.

Xogta casharka waxaa la hubiyey 19 October 2026. Ilo rasmi ah iyo update notes waxay ku jiraan casharka.

WhatsApp