POLICY DRAFT • AUGUST 2026

Terms

Draft-kan waa in legal review lagu sameeyaa ka hor scale. Consumer law-ka buyer-ka khuseeya ayaa ka sarreyn kara qaar ka mid ah qodobadan.

Adeegga

Hassan AI wuxuu bixiyaa educational content, digital resources, live training, coaching iyo business services sida scope-ka offer kasta lagu qoray.

Qiime iyo enrollment

Public price-ku waa USD. Payment option-ka saxda ah waxaa si private ah loo bixiyaa kadib qualification. Access-ku wuxuu bilaabmaa marka payment la xaqiijiyo oo enrollment-ka la activate-gareeyo. Founding price waxaa la isticmaalaa keliya marka cohort dhab ahi furan yahay.

Isticmaalka materials-ka

Course materials-ka waxaa loogu talagalay learner-ka enrolled-ka ah. Lama wadaagi karo, lama iibin karo, lagumana daabici karo public meel aan permission laga haysan. Learner-ku wuxuu leeyahay project-kiisa original-ka ah, marka laga reebo third-party assets iyo tools ay shuruudahoodu khuseeyaan.

Dabeecad iyo privacy

Learners waa inay ilaaliyaan group privacy, sharciyada platform-ka iyo responsible AI use. Confidential employer, client ama personal data laguma gelin karo AI tools ama submissions ilaa permission iyo protection ku habboon la helo.

Availability

Schedules, tools iyo platforms way is beddeli karaan. Haddii tool gaar ahi beddelmo, Hassan wuxuu isku dayayaa inuu ilaaliyo learning outcome-ka oo uu bixiyo alternative practical ah.

No guarantee

Training-ku ma dammaanad qaadayo employment, clients, virality ama income. Learner-ka ayaa mas'uul ka ah practice, execution, market decisions iyo legal compliance.

WhatsApp