BUSINESS CONTENT
Reels iyo content business-kaaga.
Aan dadka tusno waxa aad iibiso, adeeggaaga iyo sababta ay kuula soo xiriirayaan.
BUSINESS PACKAGE
Content kuu shaqeeya.
Ka bilaabma $300bishii
Waxaan kuu sameeyaa reels iyo social content si dadku u fahmaan waxa aad iibiso.
- Fikrado iyo scripts ku habboon business-ka
- Reel creation iyo editing
- Qorshaha content-ka iyo jadwalka la isla oggol yahay
Qiimaha saxda ah wuxuu ku xiran yahay tirada reels-ka, revisions-ka, posting-ka iyo maamulka page-ka.
Ka wada hadal business-kaagaSida aan u wada shaqeyno
- Business-ka iyo audience-ka
Noo sheeg waxa aad iibiso iyo dadka aad rabto inaad gaarto.
- Qorshaha bisha
Waxaan isla qeexnaa content-ka, tirada iyo jadwalka.
- Sameyn iyo review
Content-ka waa la sameeyaa, kadibna waad eegtaa.
- Delivery
Files-ka waa lagu soo diraa; posting-ku wuxuu raacaa heshiiska.
EVC ama eDahab ku bixi.
Marka hore Hassan kala xaqiiji adeegga iyo waxa ku jira. Kadib markaad bixiso, caddeynta WhatsApp ugu dir si uu u xaqiijiyo.
- EVC
- +252 61 312 6102
- eDahab
- +252 62 312 6102
Hassan ayaa bixinta xaqiijiya oo kuu soo dira tallaabada xigta.