Hassan AI / Roadmap

YOUR LEARNING PATH

Ogow waxa aad baranayso—iyo order-ka saxda ah.

Ma aha inaad tool kasta hal mar barato. Ka bilow skill-ka kuu dhisaya tallaabada xigta.

01

Dooro coaching-kaaga

Haddii aad rabto support kuu gaar ah, ku bilow Main AI Coaching.

Fiiri course-ka
03

Hal tool si focused ah u baro

Ka dooro masterclass-ka kuu dhow: Gemini, Claude, Flow, Nano Banana ama Content Automation.

Fiiri course-ka
04

Samee wax kuu gaar ah

Casharka ku dabaq content, work ama business example kuu gaar ah.

Fiiri course-ka
YOUR NEXT STEP

Ku bilow offer-ka ku habboon goal-kaaga.

Dooro Main AI Coaching, Group Coaching, ama hal masterclass oo $19 ah.

Eeg courses-ka
WhatsApp