Main AI Coaching

Dooro hal goal oo cad, kadibna ku dhis AI workflow practical ah oo ku habboon content, shaqo ama business-kaaga.

HASSAN AIAI CoachingMain AI CoachingAI · CONTENT · DIGITAL SKILLSCoaching plan

Natiijada aad dhiseyso

Offer-ka coaching-ka ugu weyn ee qofka raba direction cad, practice iyo feedback ku saabsan waxa uu dhab ahaan doonayo inuu sameeyo.

Yaa loogu talagalay?

  • Qof raba inuu AI ugu dabaqo content, personal brand, shaqo ama business
  • Qof doonaya goal cad iyo next step practical ah

Yaan loogu talagalin?

  • Qof raadinaya ballanqaad dakhli ama client degdeg ah

Curriculum

  1. Dooro goal-ka
    Caddee waxa aad rabto inaad AI ku sameyso.
  2. Dhis workflow
    Idea, prompt, creation iyo evaluation u diyaari system fudud.
  3. Samee project
    Ku dabaq workflow-ga example dhab ah oo kuu gaar ah.

Waxa aad dhammeystireyso

  • Hal AI workflow oo kuu gaar ah
  • Hal project ama example practical ah
  • Next steps cad

Support boundary

  • Coaching-ku ma dammaanad qaadayo shaqo, sales ama dakhli.
  • Schedule-ka iyo habka support-ka waxaa lagu xaqiijinayaa ka hor ku biirista.
Honest disclaimer: Tababarkani wuxuu ku barayaa xirfado iyo workflow practical ah. Ma dammaanad qaadayo shaqo, clients ama dakhli. Natiijadu waxay ku xirnaan doontaa practice-ka, dadaalka, suuqa iyo sida aad u fuliso waxaad baratay.

FAQs

Qiimuhu waa imisa?

Main AI Coaching waa $89.

Yaa ku habboon?

Qofka raba inuu hal goal oo dhab ah ku dhiso AI workflow iyo project practical ah.

WhatsApp