Proof cad, context cad, permission cad.

Website-kan ma isku qaso community activity, student work, testimonials, client work iyo Hassan demonstrations.

Hassan's demonstrations

Idea → Prompt → Asset

Hassan wuxuu sameeyay AI ads, talking-character videos, Somali dialogue scenes, cinematic video, product visuals iyo educational content. Tusaalooyinka la daabaco waxaa lagu sharxi doonaa waxa Hassan sameeyay.

Approved student work

Weli lama daabicin

Student work waxaa la soo bandhigi doonaa marka project-ku dhammaystiran yahay, private details laga saaro, oggolaanshona la helo.

Testimonials

Fake reviews ma jiraan

Hadda ma jiraan testimonials la xaqiijiyay oo public ah. Markay yimaadaan, course-ka, result-ka iyo permission status-ka ayaa la diiwaangelin doonaa.

Community screenshot ma aha student result.

Supplied class screenshots waxaa loo hayaa privacy review. Magacyada, profile photos, phone numbers iyo private messages lama daabacayo ilaa anonymization iyo permission la xaqiijiyo.

WhatsApp