HASSAN AISimple MasterclassGoogle Flow AI Video MasterclassIDEA → SCENE → VIDEOFocused masterclassNatiijada aad dhiseyso
Masterclass focused ah oo ku saabsan Google Flow iyo habka loo qorsheeyo AI video idea ilaa scene practical ah.
Yaa loogu talagalay?
- Creators raba inay bartaan AI video workflow
Yaan loogu talagalin?
- Qof raba video output guaranteed ah hal prompt oo keliya
Curriculum
- Scene thinking
Idea u kala qaad subject, action, environment iyo camera. - Video prompt
Qor prompt uu video generator-ku fahmi karo. - Evaluate & improve
Eeg result-ka oo sax prompt-kaaga si ula kac ah.
Waxa aad dhammeystireyso
- AI video scene template
- Hal video prompt practice ah
Support boundary
- Waa masterclass focused ah; ma aha coaching gaar ah ama access aan xad lahayn.
- Habka access-ka iyo faahfaahinta casharka waxaa lagu xaqiijinayaa ka hor ku biirista.
Honest disclaimer: Tababarkani wuxuu ku barayaa xirfado iyo workflow practical ah. Ma dammaanad qaadayo shaqo, clients ama dakhli. Natiijadu waxay ku xirnaan doontaa practice-ka, dadaalka, suuqa iyo sida aad u fuliso waxaad baratay.
FAQs
Qiimuhu waa imisa?
Google Flow AI Video Masterclass waa $19.