Gemini Masterclass

Isticmaal Gemini si aad u kala habeyso fikrad, research iyo content workflow-gaaga.

HASSAN AISimple MasterclassGemini MasterclassTHINK · PLAN · CREATEFocused masterclass

Natiijada aad dhiseyso

Bilow practical ah oo ku saabsan sida Gemini loogu isticmaalo hawl fikir, content iyo productivity.

Yaa loogu talagalay?

  • Qof raba inuu Gemini ku barto Somali-first context

Yaan loogu talagalin?

  • Qof raadinaya certification rasmi ah oo Google ah

Curriculum

  1. Use cases
    Ogow halka Gemini ka taageeri karo workflow-gaaga.
  2. Prompting
    U qor context, task iyo output aad rabto.
  3. Practical test
    Ku tijaabi hal idea ama task kuu gaar ah.

Waxa aad dhammeystireyso

  • Gemini prompt starter set
  • Hal practical example

Support boundary

  • Waa masterclass focused ah; ma aha coaching gaar ah ama access aan xad lahayn.
  • Habka access-ka iyo faahfaahinta casharka waxaa lagu xaqiijinayaa ka hor ku biirista.
Honest disclaimer: Tababarkani wuxuu ku barayaa xirfado iyo workflow practical ah. Ma dammaanad qaadayo shaqo, clients ama dakhli. Natiijadu waxay ku xirnaan doontaa practice-ka, dadaalka, suuqa iyo sida aad u fuliso waxaad baratay.

FAQs

Qiimuhu waa imisa?

Gemini Masterclass waa $19.

WhatsApp