HassanAI Library
Fur JavaScript si aad u isticmaasho raadinta, prompts-ka la buuxin karo iyo kaydinta.
Qor xayeysiis WhatsApp ah — Alaabtaada u samee fariin kooban oo leh tallaabo cad.
Samee script Reel 30 ilbiriqsi ah — Hal fikrad, tusaale la fahmi karo iyo dhammaad cad.
Hel 10 bilow oo muuqaal ah — Dooro hook ku saabsan dhibaatada dhagaystaha.
Qorshee content 7 maalmood ah — Maalin kasta hal fikrad oo leh ujeeddo.
Ka jawaab su'aasha macmiilka — Jawaab gaaban oo sharaxaysa waxa uu qofku weydiiyay.
Qor sharaxaad alaab oo sax ah — Ka samee listing xogta aad dhab ahaan haysato.
Caddee waxa aad iibinayso — Ka dhig offer-ka mid qofku si fudud u fahmi karo.
Qor email shaqo oo kooban — Ujeeddo, xog lagama maarmaan ah iyo codsi cad.
CV-ga la waafaji shaqo — Soo bandhig waayo-aragnimadaada adigoon wax ku darin.
Cashar adag u faham si fudud — Sharaxaad, tusaale iyo su'aalo aad isku hubiso.
Dukumenti ka soo saar qodobada muhiimka ah — Soo koobid aad ku laaban karto meesha xogtu taal.
Turjun adigoo macnaha ilaalinaya — English iyo Af-Soomaali fudud oo la hubin karo.
Sawir alaab oo dabiici ah — Prompt sawir leh subject, camera, lighting iyo composition.
Sawir u beddel muuqaal deggan — Hal dhaqdhaqaaq oo cad iyo camera la xakameeyay.
Diyaari storyboard muuqaal gaaban — Shot kasta u qor muuqaal, camera iyo waxa la maqlayo.
AI ha dhaliilo qoraalkaaga — Ogow meesha mugdiga, ku-celiska iyo sheegashada aan la hubin ku jiraan.
Prompt-ka ku dar 4 waxyaalood — Hawl, macnaha guud, xaddidaad iyo qaabka jawaabta.
Jawaab qurux badan weli hubi — AI wuxuu soo saari karaa xog iyo tixraacyo aan sax ahayn.
Ka saar xogta gaarka ah — Ku tababar xog tusaale ah marka xog dhab ah aan loo baahnayn.
Hal shay mar hagaaji — Si aad u ogaato waxa natiijada beddelay.
Tusaale tus si aad style u caddeyso — Sharax waxa aad ka rabto reference-ka.
Hubi ka hor intaadan dirin — Qoraal AI sameeyay adiga ayaa masuul ka ah dib-u-eegistiisa.
Alaab ka samee xayeysiis dhamaystiran — Xogta alaabta → qoraal → naqshad → hubin.
Fikrad u beddel Reel — Hal dhibaato → script → duubis → edit.
Diyaari codsi shaqo oo la hubiyay — Job description → CV → email → dib-u-eegis.
Casharka u beddel qorshe waxbarasho — Qoraal → sharaxaad → su'aalo → dib-u-eegis.
Samee FAQ ganacsigaaga — Su'aalo soo noqnoqda → jawaabo sax ah → hab handover.
Diyaari muunad adeeg aad iibin karto — Dooro hawl yar oo aad si dhab ah u qaban karto.
AI ku bilow hal hawl oo fudud — Baro waxa chatbot-ku kaa caawin karo iyo xadka uu leeyahay.
Jawaabta koowaad sii hagaaji — Wadahadalka ku sii qeex waxa kuu shaqaynaya.
Dooro qalab ku habboon hawsha — Marka hore natiijada, kadib qalabka.
Qor brief sawir oo cad — Baro qaybaha prompt muuqaal ah.
Faham automation-ka koowaad — Trigger → action → hubin → qof ansixiya.
Mashruuc: hal poster ganacsi — Dhamee xayeysiis ay dadku si fudud u akhrin karaan.
Mashruuc: Reel waxbarasho 30 ilbiriqsi — Tus hal xirfad AI ah oo qofku ku celin karo.
Mashruuc: FAQ 10 su'aalood ah — Yaree jawaabaha aad mar walba dib u qorto.
Mashruuc: portfolio 3 muunadood ah — Tus waxa aad qaban karto adigoo adeeg keliya dooranaya.
ChatGPT — Qoraal, fikrado iyo caawimaad hawlo waxbarasho iyo shaqo.
Claude — Caawimaad qoraal, dib-u-eegis iyo fikradaynta mashruuc.
Gemini — Kaaliye AI ah oo aad ku tijaabin karto qoraal iyo fikrado.
Canva — Naqshad poster, presentation iyo content muuqaal ah.
CapCut — Edit video, jaritaan iyo captions aad dib u eegto.
Google Flow — Qalab Google ah oo loogu talagalay abuurista muuqaal AI.
HeyGen — Abuurista muuqaal avatar iyo hadal.
Runway — Qalab abuurista iyo wax-ka-beddelka media AI.
n8n — Dhisidda workflows iyo isku-xirka adeegyada.
OpenAI Academy — Il waxbarasho rasmi ah oo ku saabsan AI, shaqo iyo dhisid.
Claude Academy — Casharro, tutorials iyo use cases ka socda Anthropic.